Diyaarad Ruushka laga leeyahay oo lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Wakaallada wararka Raashiya NOVOSTI ayaa sheegtay in diyaarad Helikobtar oo ay leedahay shirkadda UTair Corporation Helicopter lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee caasimadda Soomaaliya ee Mogadishu. Wakaalladda wararka RIA NOVOSTI waxay warkan oo ay xalay daabacday ka soo xigatay safaarada Raashiya ku leedahay dalka Jabuuti in la weeraray Helikobtar ay leedahay shirkad Raashiyaan oo lagu magacaabo … Continue reading Diyaarad Ruushka laga leeyahay oo lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho